Qaamuusle LogoQaamuusle

dib

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dib1
Magac lab
Dhabarka xoolaha qaarkiisa danbe (hilib). ld dųb¹.
Wadarta Magacan

-bab, m.l

dib2
Magac dheddig Falkaabe
1
Gadaal.
2
Ka d./kadd.: xagga dambe ka xiga.