Qaamuusle LogoQaamuusle

habiiraq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

habiiraq1
Magac lab
Socod aayar ah oo si joogto ah hoore u socdo.
habiiraq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Hoore si aayar ah oo joogto ah u socosho.
Is-rogga falkan

-qay, -qday