Qaamuusle LogoQaamuusle

kayn badhaale

Magac labJuqraafi
Kaymaha cagaar-ma-dhigeyaasha ah ee ka baxa dhulalka badhaalaha, halkaas oo roobku uu culusyahay, Xilli oomane ahna usan jirin; meelaha qaarkood kaymahaani waxay ku sii fidsanyihiin dhulalka mansuunta dhabta ah.
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh