Qaamuusle LogoQaamuusle

kay

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kay1
Magacuyaal dhimman layeele
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah.
Tusaale
Waa isku kay mid
kay2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
la midka ah (ld):
kaay²
Is-rogga falkan

kaayay, kayday; kaayi