Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kayd faraq
Magac lab
Fiisikis
Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab laba barood oo mareeg danab ka mid ah dhexdooda. Halbeegga Caalamiga ee keyd faraqu waa foolt (V). V = W/Q.
Wadarta Magacan
-dad ..., m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kay
Magacuyaal dhimman layeele
2: kayaga (-kayaga)
Dibkabe lahaansho lab
3: kayd
Magac lab
4: kayd-ayoonayn
Magac lab
5: kayd-haye
Magac lab
6: kaydi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: kaydin
Magac faleed dheddig
8: kaydsad
Magac lab