mergi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mergi1
Magac labCilmiga-naflaydDaliigo seedo ah, xoog leh, isu haaya xubnaha nafleyda qaarkood, sida lafdhabarka labadeeda dhinac iyo luqunta.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
mergi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aadla midka ah (ld):
merji
Is-rogga falkan
-iyay, -isay