Qaamuusle LogoQaamuusle

saddex madaxle

Magac labCilmiga-naflayd
Muruq saddex madax leh, gaar ahaan saddexsuullaha cududda oo ku yaal cududda xaggeeda dambe wuxuuna fidiyaa dhudhunka.
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh