sąad
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sąad1
Magac lab1
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
2
Cunto safarka loo qaato; sahay.
3
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
sad2
Magac labla midka ah (ld):
sed
sad3
Magac labDaawoQaddar daawo ah oo si taxadar leh loo qiyaasay takhtar u qoray in markiiba bukaan.