ilduuf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ilduuf1
Magac lab1
Hog aan loo baahnayn oo laga guuro ama laga qaado ama la dego (shax).
2
Jidkii loo baahnaa oo laga habaabo.
ilduuf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Hogaan loo baahnayn ka guurid, ka qaadid ama degid.
2
Jidkii loo baahnaa ka habaabid.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay