hawlgal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hawlgal1
Magac lab1
Gaashaanqaad.
2
Si hawsha loo qabto.
3
Waqtiga shaqada la billaabo.
hawlgal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Shaqo bilaabid.
2
U h.: wax helitaankooda ku dedaalid
Is-rogga falkan
-alay, -ashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-alay, -ashay