buraambur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
buraambur1
Magac lab1
Ciyaar hees iyo reeme lagu tumo oo ay haweenku ciyaaraan.
2
Nooc maansada ka mid ah oo ay haweenku tiriyaan.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
buraambur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Buraambur tirin.
2
Buraambur ciyaarid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay