Qaamuusle LogoQaamuusle

nishaab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nishaab1
Magac lab
1
Aqoonta toogashada yoolka.
2
Daldaloollada loo yeelo dhufaysyada si cadowga looga ilaaliyo. ld niishaab¹.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh

nishaab2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
Waxa la toogana hayo, toogta ku duwid, ku abbaarid. ld niishaab².
Is-rogga falkan

-bay, -btay