Qaamuusle LogoQaamuusle

nisbee

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
U n.: wax inuu wax kale ka soo jeedo u aqoonsasho.
Tusaale
Deeqsinimada Cali waxaa loo nisbeeyaa aabbihiis
Is-rogga falkan

-beeyay, -beysay