Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
arkijireddoon
Magac lab
Qof dano gaar ah oo uu hore u heli jiray darteed aan isbeddel cusub oggolayn.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: arkaan
Magac dheddig wadar
2: arkaanu-islaan
Magac lab
3: arkaniida
Magac lab
4: arkid
Magac faleed dheddig
5: arkiifiyo
Magac lab
6: arkoo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
7: arkood
Magac faleed lab
8: arkoon
Fal magudbe, isrogrogga 4aad