bur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bur1
Magac lab1
Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto.
2
Taag ciid.
3
Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm).
4
Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan.
5
Abur; xoor.
bur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadBiyo aad u karkarid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay