niyajab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
niyajab1
Magac labRajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab¹, niyadjab¹.
niyajab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadRajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab², niyadjab².
Is-rogga falkan
-bay, -btay