Qaamuusle LogoQaamuusle

hadoodil

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hadoodil1
Magac lab
1
Balbalo.
2
Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo.
3
la midka ah (ld):
hadoodilid
hadoodil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax har u yeelid.
Is-rogga falkan

-ilay, -ishay