hawaar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hawaar1
Magac lab1
Si bahardaad ah oo geelu u fariisto.
2
la midka ah (ld):
hawaarid
hawaar2
Magac dheddigJiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
hawaar3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
Is-rogga falkan
-ray, -rtay