Qaamuusle LogoQaamuusle

beden

Magac lab
1
Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto.
2
Oogada dadka.
Wadarta Magacan

-emmo /-enno, m.dh