Qaamuusle LogoQaamuusle

beddel

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

beddel1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
beddelid
Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado
2
la midka ah (ld):
beddelid
Wareejinta qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo
3
B. ah: qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo si uu hawshii halka uga si wato.
beddel2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax la beddelay ka dhigid; wax wax kale ku doorin. ld baddal².
Is-rogga falkan

-elay, -eshay