Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
shaadir
Magac lab
Maro madow oo darfaha isaga tolan oo haweenka muslinka ahi dhex galaan jirkooda oo dhanna ku qariyaan; shuko.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: sha'ni
Magac lab
2: shaab
Magac lab
3: shaabbad
Magac dheddig
4: shaabbadayn
Magac faleed dheddig
5: shaabbadays
Magac lab
6: shaabbadaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: shaabbadaysasho
Magac faleed dheddig
8: shaabbadaysnaan
Magac faleed dheddig