Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
shaab
Magac lab
1
Nin dhallin yar oo xoog leh.
2
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: sha'ni
Magac lab
2: shaabbad
Magac dheddig
3: shaabbadayn
Magac faleed dheddig
4: shaabbadays
Magac lab
5: shaabbadaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: shaabbadaysasho
Magac faleed dheddig
7: shaabbadaysnaan
Magac faleed dheddig
8: shaabbadaysnaansho
Magac lab ama dheddig