Qaamuusle LogoQaamuusle

guluf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

guluf1
Magac lab
1
Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda.
2
Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo.
3
la midka ah (ld):
gulfid
guluf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid.
2
Orod aan xawli ahayn waqti coolad iyo dhiillo jirto samayn.
Is-rogga falkan

-lfay, -luftay; -lfi