gulaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gulaal1
Magac lab1
G. ah: awr aan doobbada soo ridi karin; gorayciil; doobbogoray.
2
G. ah: nin aan codkar ahayn.
3
la midka ah (ld):
gulaalid
gulaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQodax, nabar iwm neef geel ah addin ka iimayn.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay