dhafar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhafar1
Magac lab1
Soo jeed habeennimo.
2
(-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro.
3
la midka ah (ld):
dhafrid
dhafar2
Magac dheddigHabeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka.
dhafar3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHabeen dhan soo jeedid (cid).
Is-rogga falkan
-fray, -fartay; -fri