Qaamuusle LogoQaamuusle

khariif

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

khariif1
Magac lab
1
Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed.
2
Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
khariif2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay