Qaamuusle LogoQaamuusle

xoog xuddun ka jeed

Magac labFiisikis
Xoog xuddun ka-jeed. Xoog xuddumeed raadkiisa ladareemo marka baabuur aad saaran tahay uu jiiro galo. Waxa aad dareentaa in uu xoog ku jiidaya lidka jihada jiirada.
Wadarta Magacan

-gag ..., m.l