xood
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xood1
Magac lab1
Ul yar; dhenged.
2
Xoodamis; salaax.
Wadarta Magacan
-dyo, m.l
xood2
Magac dheddig1
Xoodamis; salaax.
2
Hab ceelasha qaarkood loo shubo.
xood3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadXarig iwm oo dabacsan togid.
Is-rogga falkan
-day, -dday