Qaamuusle LogoQaamuusle

xood taabte

Magac labXisaab
Garaaf fansaar tanjent. Kulannada kartis ee y=tanx waa xood kalgal ah oo leh laamo kala baxsan oo mid kasta leh bar rogmad halka dhibibka-x kuna laacsan xarriiqyada x=+ , + 3 , + 5 iwm.
Wadarta Magacan

-tayaal, m.l/dh