Qaamuusle LogoQaamuusle

miciin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

miciin1
Magac lab
1
Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix.
2
la midka ah (ld):
miciinid
ld maciin¹
miciin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cid gargaar u fidin. ld maciin².
Is-rogga falkan

-nay, -ntay