Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
micigabaarrey
Magac dheddig
1
Islaan carruur badan dhashay oo reerka mulkisay.
2
Abeesa weyn.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: micaahido
Magac dheddig
2: micayn
Magac dheddig
3: micays
Magac lab
4: mici
Magac lab ama dheddig
5: micigabaar
Magac lab khabar
6: miciin
Magac lab
7: miciindarro
Magac dheddig
8: miciinid
Magac faleed dheddig