horseed
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
horseed1
Magac labQof marka la degayo hore loo diro oo meesha la degayo sii asteeya.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
horseed2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Cid wax u horkicid.
2
Cid geeddiga meel la dejiyo u soo arkid.
Is-rogga falkan
-day, -dday