muusannow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
muusannow1
Magac labQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.
muusannow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.
Is-rogga falkan
-naabay, -nawday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-naabay, -nawday