Qaamuusle LogoQaamuusle

hor imow

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
Ka h.: qof hortiisa ka imaansho.
Tusaale
Xasan baa Cali jidka uga hor yimid
2
Ka h.: cid arrin, hadal iwm ku qilaafid.
Is-rogga falkan

-maaday, -maatay