Qaamuusle LogoQaamuusle

faago

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Dibi jixinaya raaf dhul ku jiidid.
2
(f.g) Dhul hoos u qodid.
3
(f.mg) Ka f.: in yar ka fogaasho.
Is-rogga falkan

-gtay, -gatay