maro
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maro1
Magac dheddigGabal dhar ah.
Wadarta Magacan
-ooyin/-ryo, m.l
maro2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad1
(f.g) Naas geel maraq ku marasho.
2
(f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho.
3
(f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay