Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
maraaci
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maraaci
1
Magac lab
1
Salaaxidda haweeney la salaaxo.
2
la midka ah (ld):
maraaciyid
maraaci
2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Haweeney salaaxid.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mar
Magac lab
2: maraa
Magac lab
3: maraabayn
Magac faleed dheddig
4: maraabe
Magac lab
5: maraabee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
6: maraabo
Magac dheddig
7: maraaciyid
Magac faleed dheddig
8: maraado
Magac dheddig