Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
isbaandhays
Magac lab
1
Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh.
2
Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys
Ereyo kale oo u soo dhow
1: isbahaysad
Magac lab
2: isbahaysasho
Magac faleed dheddig
3: isbahaysi
Magac lab
4: isbahayso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
5: isbarbardhig
Magac lab
6: isbarbardhigid
Magac faleed dheddig
7: isbeddel
Magac lab
8: isbeddel-cadaadis
Magac lab