Qaamuusle LogoQaamuusle

firir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

firir1
Magac lab
1
Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay.
2
la midka ah (ld):
firdhid
firir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.
Is-rogga falkan

firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/-riri