Qaamuusle LogoQaamuusle

fir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fir1
Magac lab
1
Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay.
2
Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir¹.
fir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Timo, caw iwm feerid.
2
Geedo cagaar yar bixin.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay