kaynaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kaynaan1
Magac labGeeddi meel fog loo guuro oo aan nasasho badan lahayn.
kaynaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadGeeddi dheer oo aan nasasho badan lahayn guurid.
Is-rogga falkan
-nay, -ntay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-nay, -ntay