Qaamuusle LogoQaamuusle

rahan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

rahan1
Magac lab
Cagaar badan oo ka baxa meel roob ku da'ay.
rahan2
Magac dheddig
la midka ah (ld):
rahaamad¹
rahan3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Hanti curaar ahaan u dhiibid.
2
Arrin ka hadalkeeda dib u dhigid.
Is-rogga falkan

-hmay, -hantay; -hmi