Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
rahaamadan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Shay wax rahmad loo haysto ahaansho.
Is-rogga falkan
-dnaa,-dnayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rah
Magac lab urur
2: rahaamad
Magac dheddig
3: rahaamadasho
Magac faleed dheddig
4: rahaamadid
Magac faleed dheddig
5: rahaamadnaan
Magac faleed dheddig
6: rahaamadnaansho
Magac lab ama dheddig
7: rahaamado
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: rahamasho
Magac faleed dheddig