qoolan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qoolan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadXarig wax la qoolay noqosho.
Is-rogga falkan
-lmay, -lantay; -lmi
qoolan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Xarig wax la qoolay ahaansho.
2
U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd