Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qoobley
Magac dheddig urur
Naasley qoobab leh oo had iyo jeer qabitimay orodka dhulka bannaanada ah. Waa daaqcune u nool kooxo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qoo
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
2: qoob
Magac lab
3: qoobad
Magac dheddig
4: qooddi
Magac lab
5: qoode
Magac lab
6: qoodee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
7: qoodeyn
Magac faleed dheddig
8: qoodeysasho
Magac faleed dheddig