raro
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
raro1
Magac dheddig urur1
Gogol caws ka samaysan.
2
Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo.
raro2
Fal gudbe, isrogrogga 3aadXamuul gaadiid saarasho.
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay