rar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
rar1
Magac lab1
Culaabta gaadiidka la saaro; xamuul.
2
Hannaanka gaadiid culaab loo saaro.
3
Qaadka ama mugga gaadiid yeelan karo.
rar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadGaadiid culaab saarid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay