danyar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
danyar1
Magac dheddig ururQof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan. ld dabyar.
danyar2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadQof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax dhaafsiisan nolol maalmeedka ahaansho.
Is-rogga falkan
-raa, -rayd