dabraac
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabraac1
Magac lab1
D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya.
2
la midka ah (ld):
dabraacid
dabraac2
Magac dheddig ururCayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.
dabraac3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSoo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.
Is-rogga falkan
-cay, -cday