Qaamuusle LogoQaamuusle

jawrfaleen

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jawrfaleen1
Magac dheddig
1
Doonta marka shiraaca kor loo saaro si ay socodka u badiso.
2
Safar u aqool.
3
Hab xisaabeed wax loo tiriyo (hal jarrad, laba jarrad iwm).
jawrfaleen2
Magac lab
Qof caado ka dhigtay in uu caddaalad darro sameeyo. ld jowrfaleen.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh